HomeUncategorized

M/weyne Faroole oo ka hadlay heshiis ka kooban 11 qodod oo la dhex dhigay ardaayada Ufayn. [Dhegaysi …]

Muqdisho, Oct 21 – Sh. Aways, hogaamiyaha Xisbul Islam oo beelaha Muqdisho ugu baaqay in ay ka taageeraan dagaalada ka socda Muqdisho …– Wasiirka amniga ee dawlada Somaliya oo aan waraysanay …– Qof dumar ah oo dhaawac gaysatay http://daljir.com/

M/weyne Faroole oo ka qayb galay siminaar u furmay agaasimayaasha wasaaradaha dawlada Puntland. [Dhegaysi …]
Shir looga Hadlayay Dhaqaalaha Somalia oo Muqdisho lagu Qabtay
Baahin: Axad, Apr 01, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan dagaallo ka dhacay Sool & Cayn; Khaatumo oo tafaasiil ka bixisay khasaaraha dagaalka; M/weyne Siilaanyo oo nabad ku baaqay; Puntland oo ku eedaysay Somaliland hurin colaadeed; M/weyne Faroole oo qaabilay wafti uu hogaaminayo danjiraha Turkiga u fadhiya Somaliya; Sh. Aways oo cambaareeyey Al-shabaabka uu hoggaankooda ka tirsan yahay, kana dayriyey banaysiga dhiigga ummad Islaam ah.

Muqdisho, Oct 21 – Sh. Aways, hogaamiyaha Xisbul Islam oo beelaha Muqdisho ugu baaqay in ay ka taageeraan dagaalada ka socda Muqdisho …
– Wasiirka amniga ee dawlada Somaliya oo aan waraysanay …
– Qof dumar ah oo dhaawac gaysatay http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: