HomeUncategorized

M/weyne Faroole oo uga tacsiyeeyey Pakistan dilka 5 wadaad oo mutadawiciin ah oo lagu dilay Galkacyo. [Dhegaysi …]

Galkacyo, Aug 12 – Wasiirka maaliyada ee Puntland oo waxashnimo ku tilmaamay dilka 5 wadaad oo ‘tabliiq’ ah …– Afhayeenka ciidanka milatariga ee Somaliya oo aan ka waraysanay hawlgalo ay ka fuliyeen Muqdisho …– Gudd. xaafada Wadajir ee maamulka Galmudug oo aan ka waraysanay dilka 5-ta wadaad … http://daljir.com/

AMISOM:Waxan u nimad in Somalia Aan ka xoreynno Al-shabaab
Baahin: Axad, Oct 02, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah oo ka dooday muran in dhawaale hareeyey xeebta dheer ee baylahda ah ee Somaliya; Laba ciidan oo ka tirsan ciidanka dawlada federaalka ah oo isku-rasaaseeyey Dharkaynley; sarkaal ku dhintay is-rasaasaynta; Dr. Cali C/llahi Warsame oo tafaasiil ka bixiyey dhakhaatiir ajaanib ah oo hawlo caafimaad ka bilaabaya Garowe & Bossaso.
DHEGEYSO-Xildhibaan horay loo soo celiyey oo maanta Garoowe lagu doortay mar kale.

Galkacyo, Aug 12 – Wasiirka maaliyada ee Puntland oo waxashnimo ku tilmaamay dilka 5 wadaad oo ‘tabliiq’ ah …
– Afhayeenka ciidanka milatariga ee Somaliya oo aan ka waraysanay hawlgalo ay ka fuliyeen Muqdisho …
– Gudd. xaafada Wadajir ee maamulka Galmudug oo aan ka waraysanay dilka 5-ta wadaad … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: