HomeUncategorized

Xukuumada Puntland oo sheegtay in dawlada Somaliya ay xaq u leedahay in ay ciidamo dalbato, loose baahan yahay ciidan qaran oo amniga suga. Dhegaysi …

Muqdisho, June 24 | Sh. Aways oo ku gacan sayray dalabka ciidan ee M/weyne Shariif, uguna baaqay ciidanka AMISOM in ay dalka ka baxaan ...- Taliyaha

?Dawladdii hore waxay ka dhisnayd ciidanka, waxayna ka burburtay ciidanka, haddii aad sharafta dalka ilaalisaan nabadu way soo naqonaysaa? Madaxwayne Shariif
Ciidanka dawlada Puntland oo qabsaday Galgala iyo deegaanka ku xeeran; wafti ka socda Puntland oo kormeeraya goobaha dagaalku ka dhacay.
Diyaarado xalay duqeeyey deegaan xeebeedka Gumbax, gobolka Bari laba qof oo la xaqiijiyay inay dhaawacmeen.

Muqdisho, June 24 | Sh. Aways oo ku gacan sayray dalabka ciidan ee M/weyne Shariif, uguna baaqay ciidanka AMISOM in ay dalka ka baxaan …
– Taliyaha ciidanka bilayska Somaliya oo sheegay in ay isbadel ku sameeyeen hawlaha amniga ee Muqdisho …
– Afhayeenka xarakada Alhu sunna wal Jamaaca oo ka hadlay isbadaladii ka dhacay gobollada Dhexe …
– Xarun lagu dabiibo dadka xis-xanuunka leh oo laga furay Galkacyo … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: