HomeUncategorized

Puntland oo ku baaqday in ay gogol nabadeed u fidinayso kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho. Dhegaysi …

Garowe, June 02 | M/weyne Faroole oo xariga ka jaray jid isku xiri doona xarumaha cusub ee wasaaradaha dawlada iyo caasimada Garowe …– Mucaaradaka Asamara oo ku eedeeyey M/weyne Shariif in uu hurinayo colaada iyo dagaalada ka socada Muqdisho …– Cumar Xaashi, Yusuf Dabageed & Laqanyo oo ciidamo hubaysan la soo galay Beledweyn … http://daljir.com/

Baahin: Axad, May 01, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ay QM ka soo saartay xaalada Somaliya; Prof. Maxamed Xareed Cali ayaan ka waraysanay … Taliyihii ciidanka AMISOM ee Somaliya ee la badelay oo la sagootiyey, taliyaha cusub oo la soo dhaweeyey; M/weyne Shariif oo ka hadlay … Shir lagu gorfeeyey isk-horimaadkii ka dhacay xaafada Garsoor oo ka dhacay madaxtooyada Galkayco … Maalinta shaqada & shaqaalaha aduunka oo laga xusayo Puntland; Indha-gurad, wasiirka shaqada & shaqaalaha ayaa ka waraysanay …
Baahin: Axad, Sept 11, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkayco. Guddi Issimo ah oo loo saaray colaadii Galkacyo; Garaad Saleebaan Buraale ayaan ka waraysanay; Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee Puntland oo digniin u dirtay ciidanka dawlada ee hubka ku sita magaalooyinka; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Gedo; Al-shabaab oo la wareegtay Ceelwaaq.
Ciidamada Israa’iil oo sanadkaan xiray carruurtii ugu badnayd ee reer Falastiin.

Garowe, June 02 | M/weyne Faroole oo xariga ka jaray jid isku xiri doona xarumaha cusub ee wasaaradaha dawlada iyo caasimada Garowe …
– Mucaaradaka Asamara oo ku eedeeyey M/weyne Shariif in uu hurinayo colaada iyo dagaalada ka socada Muqdisho …
– Cumar Xaashi, Yusuf Dabageed & Laqanyo oo ciidamo hubaysan la soo galay Beledweyn … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: