Soomaaliland oo Codsatay Wadahadal Dowladda Soomaaliya

HomeWararka

Soomaaliland oo Codsatay Wadahadal Dowladda Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay doonaan wadahadal lala galo dowlada federaalka soomaaliya oo ku saabsan arrimaha ammaanka, wada shaqeynta dhaqa

Madaxweyne Deni oo ka qayb galay xaflad ay ku qalin jabinayay 190 Arday
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Magaalada Muqdisho oo arrimaha garsoorka ee dalka looga hadlayo (sawiro)

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay doonaan wadahadal lala galo dowlada federaalka soomaaliya oo ku saabsan arrimaha ammaanka, wada shaqeynta dhaqaalaha iyo horumarka dalka.

Wasiirka u qaabilsan maamulka Somaliland arrimaha dibadda Sacad Cali Shire  oo kulan kala qaybgalay jaaliyada maamulka Somaliland ee ku sugan  magaalada London ayaa  sheegay in maamulkiisa uu kor u qaadi doono wadahadalo mustaqbalka dhaw ay la galaan dowlada federalka ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo wada shaqeyn dhex marto.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir iyo

Xigasho qoraalka qaar Abdiaziz Hassan Ibrahim (Loyal)

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: