HomeUncategorized

Buugga Xusuus Qorka Reer Guuraaga oo lagu soo bandhigay xaflad lagu xusayo Qorayaasha Deegaanka ee San Diego.

San Diego, Feb 01, - Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabisay Rugta Kutubta ee magaalada San Diyeego (San Diego City public librari

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_26
Roobab dad ku laayey Muqdisho xilli abaaro xooggan laga soo sheegayo meelo badan oo Soomaaliya ah.
Peter de Clercq oo Maanta Kormeeray xeryaha ay ku jiraan Dadka ka soo Barakacay Yemen ee ku sugan Bosaaso

San Diego, Feb 01, – Xaflad si wacan loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabisay Rugta Kutubta ee magaalada San Diyeego (San Diego City public libraries), ayaa lagu qabtay rugta kutubta oo ku taalla badhtamaha faras magaalaha San Diyeego habeenimadii Sabtida ee bishan Jan ay 30 ka ahayd.

Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen qorayaasha ku dhaqan deegaanka San diyeego (San Diego local authors) iyo dadweyne kale oo lagu martiqaaday ayaa lagu guddoon siiyay qorayaal ay ka mid ahayd Yasmeen Maxamuud billad sharaf ay ku mutaysteen buugaagtooda.

Sii akhri … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: