HomeUncategorized

Barnaamij ku saabsan iska-horimaad hubaysan oo ka dhacay Galkacyo.

Galkacyo, Dec 24 - Suuqa weyn ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa ka qarxay dagaal ka dhashay dilka mid ka mid ah ciidanka bilayska ee magaalada Galkacy

DHEGEYSO-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku tabaalaysan xabsiyada Maraykanka.
Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegay inuu sii socon doono howlgalka lagu qabtay Baardheere
Dr Abdiwali M. Guray “Annigu arrinta Soomaaliya waxaan aaminsannahay xelkeedu hadda inuu dhow-yahay”

Galkacyo, Dec 24 – Suuqa weyn ee magaalada Galkacyo ayaa waxaa ka qarxay dagaal ka dhashay dilka mid ka mid ah ciidanka bilayska ee magaalada Galkacyo.

Maamulka Puntland ee ka taliya magaalada Galkacyo ayaa ugu baaqay kan Galmudug ee ka arimiya qaybo ka mid ah xaafada Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo in ay joojiyaan colaada, wadahadalna lagu dhameeyo dhibka jira.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: