HomeUncategorized

War saxaafadeed: Talo bixin dhacdooyinka nabadgelyo darro ee Puntland.

Minneapolis, Nov 03 – War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Qurbajoogta Puntland oo ku wajahan dhacdooyin iyo falal dambiyeedyo ka dhacay Puntland maalmihii la soo dhaafay. War saxaafadeedka ayaa isugu dhafan dhalleecay, baaq iyo talooyin ku socda dawlada Puntland, shacabka, qurbajoogta Puntland, iyo bulshada caalamka. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Yaa ka danbeeya xariga Agaasimaha Horseed Media? Cabdifataax Jaamac Mire, Agaasimha Horseed Media waxa uu xabsiga magaalada Bosaso ku jiraa muddo 27 cisho ah …
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo M CC Kooshin.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil.

Minneapolis, Nov 03 – War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Qurbajoogta Puntland oo ku wajahan dhacdooyin iyo falal dambiyeedyo ka dhacay Puntland maalmihii la soo dhaafay. War saxaafadeedka ayaa isugu dhafan dhalleecay, baaq iyo talooyin ku socda dawlada Puntland, shacabka, qurbajoogta Puntland, iyo bulshada caalamka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: