HomeUncategorized

M/weynihii hore ee Puntland Cadde Muuse oo kormeeray madaarka Bandar Qaasim. [Dhegaysi …]

Garowe, Oct 22 – Maxkamada ciidanka ee Puntland oo diginiin u dirtay ciidanka, sheegtayna in qofkii hub lagu qabto maxkamada ciidan la soo taagi doono …– Wasiirka beeraha & tamarta ee Puntland oo ka xog waramay qorshe hawleedka wasaarada …– M/weyne Shariif oo la weeraray xilli uu ka dhoofayey madaarka Adam Cadde … Daljir.com

Maamulka gobolka Mudug oo sheegay in ay heer gaba-gabaa ay marayso qorshayaal dhisme gole-deegaan loogu dhisayo Gaalkacyo.
Baahin: Axad, Sept 18, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Wafti ka kooban 10 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo tafaasiil ka bixiyey safar halweed ay ku yimaadeen Puntland; Mashruuc byo & faya-dhawr isugu jira, soconna doona 4 sano oo ka bilawday Puntland; Juxa, wasiirka waxbarashda ee Puntland oo soo bandhigay deeqo waxbarasho oo ay ku deeqday dawlada Turkey.
Shirkii kooxda xiriirka caalamiga ah ee (I C G) oo magaalada Copenhegen lagu soo gabagabeeyay, lagana soo saaray qudubo muhiim ah.

Garowe, Oct 22 – Maxkamada ciidanka ee Puntland oo diginiin u dirtay ciidanka, sheegtayna in qofkii hub lagu qabto maxkamada ciidan la soo taagi doono …
– Wasiirka beeraha & tamarta ee Puntland oo ka xog waramay qorshe hawleedka wasaarada …
– M/weyne Shariif oo la weeraray xilli uu ka dhoofayey madaarka Adam Cadde …

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: