HomeUncategorized

Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland oo lagu hakiyey bannaynta xarumaha Dayax & Warshada Galayda ee Galkacyo. [Akhris …]

Galkacyo, Sept 06 – Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska M/weyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu wargeliyey maamulka gobolka, kan Galkacyo, iyo taliska ciidanka bilayska in ay hakiyaan bannaynta 2 xarumood ee hore amar loogu siiyey in ay baneyaan. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Wariyaasha Puntlnad oo cambaareeyay tacadiyaadka lagula kaco wariyaasha Puntland.
Maraykanka oo cabsi iyo walwal ka muujiyay suurtogalnimada qaraxyo Al-shabaab ka fuliso wadamada geeska Africa.
DHEGEYSO-Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dib u dhacday mar kale.

Galkacyo, Sept 06 – Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska M/weyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu wargeliyey maamulka gobolka, kan Galkacyo, iyo taliska ciidanka bilayska in ay hakiyaan bannaynta 2 xarumood ee hore amar loogu siiyey in ay baneyaan.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: