HomeUncategorized

Dugsiyada Sare ee Xaaji Salaad & Cumar bin Cabdalcasiis oo fooda isku daray barnaamijka tartan & tacliin ee Daljir. [Dhegaysi …]

Bossaso, Aug 27 - Tartan kulul oo ay isku haleeleen arday ka kala tirsan labada Dugsi Sare kadib ayaa Dugsiyada Sare ee Xaaji Salaad, Carmo uu helay

Asaminew ?xiriirka Itoobiya iyo Soomaaliya waxaa xoojinaya baarlamanka iyo shacabka labada dal?
Dr. Jimcaale, wasiirka dastuurka & arrimaha federaalka ee Puntland oo maanta la kulmaya qurbajoogta Puntland ee Minnesota, US.
“Madaxda Federaalku isma khilaafsanee waxaa is khilaafsan M/weyne Shariif iyo Sharciga” Prof. Juriile.

Bossaso, Aug 27 – Tartan kulul oo ay isku haleeleen arday ka kala tirsan labada Dugsi Sare kadib ayaa Dugsiyada Sare ee Xaaji Salaad, Carmo uu helay 6 dhibcood, halka Cumar Cabdalcasiis uu keenay 15 dhibcood; sidaasna ay guushu ku raacday Dugsiga Sare ee Cumar bin Cabdalcasiis, Bossaso.

Dugsiyada Sare ee Qardho & Yamays ayaa iyana caawa, 27-ka Ogoosto tartan dhex mari doonaa.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0