HomeUncategorized

Madaxada sare ee Puntland oo ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. [Dhegaysi …]

Muqdisho, Aug 06 - G/Sare Dhuumaal, abaanduulaha ciidanka qalabka sida ee Somaliya oo aan ka waraysanay xaalada ciidanka & amniga Muqdisho ...-Gudd.

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Khamiis 28
Baahin: Arbaca, Jun 01, Weriye C/risaaq Juba ~ Daljir ~ Bossaso. Tukaraq & dhulkii dagaallada ka dhaceen 30-kii bishii May oo deggan; C/llahi Yusuf, madaxa Kastamka Tukaraq ayaan waraysanay … “Waxa dagaalameyey waxaa ay ahaayeen xoogaga xoraynta SSC” Col. Cali Sabarey … ?Waa qayru mas?uulnimo xun in SSC ay sheegato dagaalkii ka dhacay duleedka Tukaraq? Axmed Cilmi Cismaan ?Axmed Karaash? … Wasfti uu hogaaminayo Shariif Xasan, afhayeenka baarlamaanka federaalka ah oo u dhoofay Uganda …
DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kulankii uu laqaatay Antonio Guterres.

Muqdisho, Aug 06 – G/Sare Dhuumaal, abaanduulaha ciidanka qalabka sida ee Somaliya oo aan ka waraysanay xaalada ciidanka & amniga Muqdisho …
-Gudd. gobolka Nugaal oo aan ka waraysanay geerida taliyihii hore ee ciidanka bilayska Puntland …
– Taliyaha ciidanka daraawiishta oo sheegay in ay ku raad joogaan dablaydii dishay wasiirkii warfaafinta ….
– Iska-horimaad khasaare gaystay oo ka dhacay Buuhoodle …
– Maareeyaha shirkada Golis oo tacsi u diray ehelada iyo ummadda ee geerida wasiirkii hore ee warfaafinta & taliyihii ciidanka bilayska …

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: