HomeUncategorized

Macallim C/raxman oo u hadlay Al-shabaab oo ka hadlay qabsashada Jawhar, iyo Muqdisho oo ay dul hoganayaan daruuro colaadeed.

Galkacyo, May 17 | Taliyaha saldhiga bartamaha ee Galkacyo oo aan ka waraysanay hawlgal amniga lagu adkaynayo oo ciidamada birmadka & bilayska Puntland ay ka bilaabeen Galkacyo …– Duqa magaalada Galkacyo oo aan isna waraysanay …– Dugsiga bilayska ee Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray xilli laga filayey in uu tago M/weyne Shariif … http://daljir.com/

Baahin: Axad, Jun 19, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, kuna sababeeyey u tanaasul ummadeed; Kalfadhiga 26-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay; Afhayeen C/rashiid M. Xirsi oo tafaasiil ka bixiyey ajandaha kalfadhiga; Xukuumada M/weyne Faroole oo lagu dhaliilay in ay ku fashilantay siyaasada arrimaha gudaha & amniga; Dooxajoog oo sheegta in uu madaxweyne ka yahay maamulka Raas-casayr oo aan waraysanay.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_12

Galkacyo, May 17 | Taliyaha saldhiga bartamaha ee Galkacyo oo aan ka waraysanay hawlgal amniga lagu adkaynayo oo ciidamada birmadka & bilayska Puntland ay ka bilaabeen Galkacyo …
– Duqa magaalada Galkacyo oo aan isna waraysanay …
– Dugsiga bilayska ee Muqdisho oo madaafiic lagu weeraray xilli laga filayey in uu tago M/weyne Shariif …
http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: