Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

HomeWararka

Meydad Laga Helay Xeebaha Gobolka Sanaag (DHEGAYSO)

Xeebta deegaanka Durduri oo hoostagta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag laba ruux oo mayd ah ayaa halkaasi lasoo dhigay oo ay waday dooni nooca dhee

Madaxwaynihii hore Soomaali Galbeed oo markii afaraad maxkamad la horkeenay
Xildhibaan Dhaashane oo yiri “Haweenku masuuliyad ma qaadi karaan” & Xildhibaan Nimco Caarshe oo u jawaabtay
Nuxurka Khudbada Madaxweyne Farmaajo iyo waxa laga dhadhansankaro (daawo)

Xeebta deegaanka Durduri oo hoostagta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag laba ruux oo mayd ah ayaa halkaasi lasoo dhigay oo ay waday dooni nooca dheeraysa sida ay ku warameen dadka deegaankaasi.

Guddoomiyaha deegaanka Durduri ayaa sheegay maydadkaasi in la aqoonsaday oo uu jiro nin dhaawac ahaa oo kasoo badbaaday falkan oo ay waraysi la yeesheen dadka deegaankaasi, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu dhacdadan uga waramay.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: