Soomaaliland oo Afar Jaamacadeed Aqoonsigii Jaamacadnimo Kala Laabatay (DHEGAYSO)

HomeWararka

Soomaaliland oo Afar Jaamacadeed Aqoonsigii Jaamacadnimo Kala Laabatay (DHEGAYSO)

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in ay xireen Jaamacaddo ku yaalla degaanada maamulka Somaliland ,kuwaa soo lagu eedeeyay in aysan buuxin Shuruudihii looga baahnaa Jaamacad. Wasiirka Wasaaradda Waxbashada maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Habane ayaa sheegay in Jaamacaddaha la xiray lagu eedeeyay in aysan buuxin shuruudihii looga baahnaa ka mid noqoshada Jaamacadaha Sooamaliland. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58ec74a90301003acd2a15b9/Cod-Somaliland.mp3

Howlgalka gurmadka Abaaraha oo qardho laga daahfuray
Shiikh Aaden Wali ayaa ka digay in dhibaato loo gaysto shirkadaha dadka deegaanka
Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay doorashooyinka Hir-Shabeelle

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in ay xireen Jaamacaddo ku yaalla degaanada maamulka Somaliland ,kuwaa soo lagu eedeeyay in aysan buuxin Shuruudihii looga baahnaa Jaamacad.

Wasiirka Wasaaradda Waxbashada maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Habane ayaa sheegay in Jaamacaddaha la xiray lagu eedeeyay in aysan buuxin shuruudihii looga baahnaa ka mid noqoshada Jaamacadaha Sooamaliland.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: