Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

HomeWararka

Shariif Xasan oo La Kulmay Wafti Ka Socda Qadar iyo Dowladda Federalka (DHEGAYSO)

Wafdigan ka socday Qadar ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay gaaray ayaa waxaa wehlisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Marwo Maryan Qaasim. Ujeedka Wafdigan ay u gaareen Magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegay u kuurgalida dadka ay Abaaraha ku saameeyeen Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58eb053e0d0100ac0f48d01b/cod-Qadar.mp3

WALAAL KAQEYB-QAADO DHAMEYSTIRKA MASJIDKA XAAJI AADAN EE MAGAALADA QARDHO
Kulanki Cabdiraxmaan Cabdishakuur & James Swan muxuu daarana?
Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)

Wafdigan ka socday Qadar ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay gaaray ayaa waxaa wehlisay Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Marwo Maryan Qaasim.

Ujeedka Wafdigan ay u gaareen Magaalada Baydhabo ayaa lagu sheegay u kuurgalida dadka ay Abaaraha ku saameeyeen Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: