Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland oo Xukun Dil ah Fulisey (DHEGAYSO)

HomeWararka

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland oo Xukun Dil ah Fulisey (DHEGAYSO)

Maxkamadda ciidanka qalabka sida iyo dembiyada culus ee shanta gobol (Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan) ee Puntland ayaa xukun dil ah maant

Hotel Casri ah oo laga Hirgaliyaay Garoowe (dhegayso)
Culumadda Puntland Qaar Kamid ah ayaa siddan uga hadlay Xaalka Laascanood
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Maxkamadda ciidanka qalabka sida iyo dembiyada culus ee shanta gobol (Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan) ee Puntland ayaa xukun dil ah maanta ku filisey shan kamid ah 7 dhalinyaro ah oo dhowaan xukumo kala duwan lagu ridey.

Gudoomiyaha maxkamadda ciidanka qalabka sida Cabdifataax Xaaji Aadan oo waraysi siiyey Daljir ayaa xaqiijiyey xukunka dilka, waxaana waraystay Xasan Haykala oo Boosaaso ku sugan.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: