Nabad Sugidda Jubbaland,”Awoodda Alshabaab Hoos Ayey U Dhacday” (DHEGAYSO)

HomeWararka

Nabad Sugidda Jubbaland,”Awoodda Alshabaab Hoos Ayey U Dhacday” (DHEGAYSO)

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland Khaalid Sheekh C/llaahi ayaa xusay in Al-Shabaabkii qaraxyada ka geysan jiray Magaalada Kismaayo ha

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta Billaabay La xisaabtanka Sannadlaha Ah Ee Wasiirrada
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland Khaalid Sheekh C/llaahi ayaa xusay in Al-Shabaabkii qaraxyada ka geysan jiray Magaalada Kismaayo hada aysan awood u lahayn in ay arrintaasi sameeyaan.

Waxa uu intaas ku daray taliyaha ciidanka nabad sugidda ee maamulka Jubbaland Khaalid Sheekh C/llaahi ayaa Shacabka Jubbaland ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka si loo xaqiijiyo amaanka guud ee degaanada Jubaland.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: