Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyey Taliyayaal Xilal Kala Duwan Loo Magacaabay

HomeWararka

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyey Taliyayaal Xilal Kala Duwan Loo Magacaabay

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa akhrin iyo dhegaysiga warbixin kooban kadib meel mariyey saraakiil kala duwan ee loo magacaabay qaar kamid ah talisya

Munaasabad Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardey baratay Caafimaad oo lagu Qabtay Caabudwaaq (Daawo)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa akhrin iyo dhegaysiga warbixin kooban kadib meel mariyey saraakiil kala duwan ee loo magacaabay qaar kamid ah talisyada ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

Hoos Ka AKHRISO Xilalka

Taliyaha Hay’ada sirdoonka qaranka iyo nabad sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo horay xilkan u soo qabtay.

Taliyaha guud ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya Jen, Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid.

Abbaanduuulaha ciidanka xoogga dalka  Jen, Cabdullaahi Cali Caanood.

Dhanka kalena waxaa jira warar sheegaya in taliayaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed loo magacaabay Jen. Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: