Sawirro: Qarax ay Dad ku Dhinteen oo ka Dhacay Maqaayad ku Taal Muqdisho

HomeWararka

Sawirro: Qarax ay Dad ku Dhinteen oo ka Dhacay Maqaayad ku Taal Muqdisho

Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Baydhabo
Puntland oo Waqooyiga Buhoodle ka hirgalisay Kastam (Daawo)

Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Italian Coffee ayaa Waxaa ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helnay laamaha caafimaadka gobolka Banaadir ayaa sheegaya in shan ruux ay kudhinteen qaraxaasi ayna ku dhaawacmeen dabadan, taasi oo sii kordhin kadha khasaaraha dhimashada.

SAWIRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: