Qoysas Laga Gubey Guryohoodii oo Ka Barakacay Gobolka Sh. Dhexe (DHEGAYSO)

HomeWararka

Qoysas Laga Gubey Guryohoodii oo Ka Barakacay Gobolka Sh. Dhexe (DHEGAYSO)

Boqolaal qof oo noolaa tuulooyin hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka barakacay deegaanadoodii kadib markii la gubay guryihii

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Falaanqeyn shirka suuqgeynta shidaalka Soomaaliya ee London iyo danta dalka (dhegayso)
Itoobiya oo sheegtay in ay dishay hoggaamiyeyaal sarsare oo ka tirsan Al-Shabaab.
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Boqolaal qof oo noolaa tuulooyin hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka barakacay deegaanadoodii kadib markii la gubay guryihii ay degenaayeen ee tuulooyinka Jameeco Misra, Maqdas iyo Kulmis Yarow oo hoos taga degmooyinka Balcad iyo Jowhar

Maxamed abdisalaan muse oo kamid ah odayaasha degmada Jameeco Misra ayaa Radio Daljir usheegay dagaalku uu udhaxeeyo beeralay iyo xoola dhaqato, waxaana waraystay Subeer Sheekh Cabdi.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: