DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

HomeWararka

DHEGAYSO-Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo oo Garoowe Ka Bilaabanaya

Laamaha ammaanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka bilaabayo howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo, sida ay xaqiijiyeen wasiirka a

Daacish oo hooyo iyo wiilkeeda ku dishay gobolka Bari
Wararkii ugu dambeeyay ee Galmudug & Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo kaabiga ku haya Guriceel
Maxaad ka taqaan cudurka Burseelka iyo wax yaabaha laga qaado ? (dhegayso)

Laamaha ammaanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ka bilaabayo howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo, sida ay xaqiijiyeen wasiirka amniga, saraaakiisha ciidanka, maamulka gobolka iyo kan degmada Garoowe.

Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay qaadayaan tilaabooyin deg deg ah oo lagu xaqiijinaayo amniga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: