Qandaraas Koonfurta Mudug (Galmudug): Dayactir Ceelal Biyood Koonfurta Mudug

HomeFursadaha

Qandaraas Koonfurta Mudug (Galmudug): Dayactir Ceelal Biyood Koonfurta Mudug

Koonfurta Gaalkacyo – Ma tahay qandaraasle aqoon u leh ceelal biyoodka, qodid ama dayactir? Haddii haah, hay’adda IOM waxay soo bandhigtay qandaarso ceelal biyood tuulooyin koonfurta Mudug ee Galbarwaaqo, Docol, Bandiiradley, iyo Saddexhiglo. La xiriir IOM oo arag qandaraaska: Mudug Boreholes Equipment Specifications  

Soomaaliya: Fursad Shaqo NRC – Lataliye Warbaahinta & Isgaarsiinta
Applications Open for Merck Research Grants 2021
Garoowe: Fursad shaqo UNICEF – Budget Associate, GS-6, Garowe, Somalia Post # 57036

Koonfurta Gaalkacyo – Ma tahay qandaraasle aqoon u leh ceelal biyoodka, qodid ama dayactir? Haddii haah, hay’adda IOM waxay soo bandhigtay qandaarso ceelal biyood tuulooyin koonfurta Mudug ee Galbarwaaqo, Docol, Bandiiradley, iyo Saddexhiglo. La xiriir IOM oo arag qandaraaska:

Mudug Boreholes Equipment Specifications

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: