Sawirro-Saaka Jawi Sidee ah Boosaaso Ku Waaberiisatey.

HomeWararka

Sawirro-Saaka Jawi Sidee ah Boosaaso Ku Waaberiisatey.

Boosaaso, Apr 02 2017-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka ku waaberisiisatey jawi ka duwan kii hore, waxaana magaalada lagu dhex arkayaa daruuro iyo ceeryaamo sababtay in xaafadaha magaalada kala qarsoomaan. SAWIRRO

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Waare oo Jowhar Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socotay Kana Wada Hadlay Caawinta Dadka Abaartu Ay Saameysay
QM oo ka hadashay dadkii sida qasabka ahayd looga soo barakiciyay Laascaanood

Boosaaso, Apr 02 2017-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka ku waaberisiisatey jawi ka duwan kii hore, waxaana magaalada lagu dhex arkayaa daruuro iyo ceeryaamo sababtay in xaafadaha magaalada kala qarsoomaan.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: