Xulashada Daljir – 27 Febraayo 2017

HomeUncategorized

Xulashada Daljir – 27 Febraayo 2017

Garoowe, Feb 26 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan

Duqa magaalada Galkacyo oo ka xog warramay dayactirka garoonka kubadda cagta & wadada cirjiife ee madaarka Galkacyo.
Uganda oo Janaale ka baadi-goobaysa Askartii looga Dilay weerarkii Al-shabaab
DHEGEYSO-Wasaarada beeraha Puntland oo ka ahdashay waxqabadkeeda 2016.

Garoowe, Feb 26 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0