Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay ka qaybgalka Doorashooyinka Dawladaha Hoose

HomeWararka

Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay ka qaybgalka Doorashooyinka Dawladaha Hoose

Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay ka qaybgalka Doorashooyinka Dawladaha Hoose oo la qorsheeyey inay qabsoonto 25 ka bisha

Muuse Biixi: “Waxaa Nasoo Weeraray Ciidamada Dowladda Faderaalka” (daawo)
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Colaada degaanka Ceelafweyn
200 Qoys oo danyar ah oo Garoowe guryo looga dhisayo (dhegayso)

Urur Siyaasadeedka Mideeye ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay ka qaybgalka Doorashooyinka Dawladaha Hoose oo la qorsheeyey inay qabsoonto 25 ka bisha May 2023

“Ururka Mideeye waxa uu farayaa dhammaan taagerayaashiisa sharafta leh inay si mug iyo miisaan leh ugu diyaar garoobaan doorashada si la mid ah doorashadii hore ee horudhaca ahayd ee sadexdii degmo ee guushii tariikhiga aheyd ay ka keeneen,iyadoo la rajeynayo iney ka keenaan guul taariikhi ah midana.” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed uusoo saaray Ururku.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: