Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku fulisay Laba askari

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku fulisay Laba askari

Maxkamadda Ciidamada Qalab sida Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur oo kol hore l

Dowladda Qatar oo casuumaad u fidisay madaxwaynaha Soomaaliya
Shiikh Maxamuud Yuusuf: “Laascaanood dagaalka ka socda waa mid lays ku difaacayo.”
Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

Maxkamadda Ciidamada Qalab sida Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur oo kol hore lagu xukumay dil.

Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur ayaa waxaa uu Midna hore u Dilay xaaskiisa halka kan kale uu Dilay askari ka tirsan Boliiska.

Aroornimadii hore ee saakay ayana lagu fuliyay Qisaaasta oo ka dhacaday Cara tuurka oo ah woqooyiga Magaalada Baydhabo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: