DAB KHASAARE GEYSTAY OO KA KACAY SUUQ BACAAD MUQDISHO.

HomeWararka

DAB KHASAARE GEYSTAY OO KA KACAY SUUQ BACAAD MUQDISHO.

Dab khasaare geystay ayàa ka ķacay suuqa ganacsi ee suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo oa bilawday dukaamo ganacsi kadibna faafay. Bakhaarro

MAANSADII QURANJO IYO ABWAAN CABDI CALI BOOS
Alshabaab oo Xalay La Wareegay Degaano Gobalka Bakool Katirsan
Wasiir Beyle:” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa”

Dab khasaare geystay ayàa ka ķacay suuqa ganacsi ee suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho, kaasoo oa bilawday dukaamo ganacsi kadibna faafay.

Bakhaarro badeecooyin kala duwan yaalliin iyo gaari weyn oo xamuul ah ayaa ka mid ah waxyaabaha dabku baabi’iyey.
Xilli dambe oo saaka ah ayaa lagu guulaystay daminta dabkaasi oo maamulka degmada iyo dadweynaha caadiga ahba ay ka gurmadeen.

Shalay ayaa sidaan oo kale dabuga kacay suuqa ugu weyn Soomaaliya ee ku yaalla magaalada Muqdisho, kaasoo ah suuqa bakaaraha.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: