Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare waxaa ku guulaystay Cabdillaahi Xirsi Timacadde.

HomeWararka

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare waxaa ku guulaystay Cabdillaahi Xirsi Timacadde.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare waxaa ku guulaystay Cabdillaahi Xirsi Timacadde. Waa wasiirkii warfaafinta ee xukuumadda madaxweyn

Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Madaxweyne Trump iyo Ilhan Cumar oo markale is dhaafsaday hadalo kulkulul
Madaxweyne Farmaajo oo u mahadceliyeey dadki ka qayb qaatay gurmadka Qarixii Muqdisho (Daawo)

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha aqalka sare waxaa ku guulaystay Cabdillaahi Xirsi Timacadde.
Waa wasiirkii warfaafinta ee xukuumadda madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni, inkasta oo maalmo ka hor xilkaasi wasiir cusub loo magacabay kadib markii loo dhaariyey Senetornimada aqalka sare ee Soomaaliya.
Xukuumaddii middaan ka horray ee Cabdiweli Gaas na wasiirka arrimaha gudaha ayuu ka soo noqday, muddo dheerna si toos ah iyo si dadbanba waa uu ugu jiray arrimaha siyaasadda siiba Puntland.
Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: