Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

HomeWararka

Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen barlamaanka. Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka jirta. DAAWO   https://www.youtube.com/watch?v=xWn7IixwJRU

Madaxweyne farmaajo oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee DFS
Wasiir xukuumadii uu ka tirsanaa eedeen ujeediyay
Xoghayaha Guud ee QM Guterres: Su’aalaha aan dowladaha weydiino waa in aan laga dareemin “akhlaaq-xumo iyo isla-weyni” (daawo)

Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen barlamaanka.
Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka jirta.
DAAWO

 

https://www.youtube.com/watch?v=xWn7IixwJRU

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: