DHAHAR: Qabanqaabada soodhaweynta Wasiir Jamaal (Sawirro)

DHAHAR: Qabanqaabada soodhaweynta Wasiir Jamaal (Sawirro)

Qabanqaabada Soodhoweynta Wasiirka qorshaynta Soomaaliya Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka socota Dhahar.

wariye yaal katisran warbaahinta Daljir ayaa ku sugan goobta ay ka dhici doonto xaflada soo dhaweynta Wasiirka, halkaas oo uu ka jeedin doono khudbad uu uga hadlayo Musharaxnimadiisa.
Sawiiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com