Rooble oo la kulmay wafdi sare  oo ka socday QM & Madaxweyne yaasha Puntland & Jubbaland oo aalada fogaan araga uga qeyb galay (Sawirro)

HomeWararka

Rooble oo la kulmay wafdi sare oo ka socday QM & Madaxweyne yaasha Puntland & Jubbaland oo aalada fogaan araga uga qeyb galay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Ami

Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed Lakiman (DHEGAYSO)
Dowladda oo beenisay hadalkii ka soo yeeray safiika Mareykanka ee Kenya (Akhirso)
Ururuka Map oo tababar u soo gabagabeyeey 25 saxafi

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Amina Jane Momamed. Kulanka oo ay ka qeyb galeen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin horumarrada ka jira Soomaaliya, arrimaha doorashooyinka, amniga, horumarinta dhaqaalaha, arrimaha bulshada.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: