Qoryooley, Shabeellaha Hoose, Magaalo taariikhi ah (Sawirro)

HomeWararkaSawirro | Pictures | Somalia

Qoryooley, Shabeellaha Hoose, Magaalo taariikhi ah (Sawirro)

Qoryooley, Shabeellaha Hoose, Magaalo taariikhi ah. Waxa ay caan kutahay wax soosaarka Beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha nool, dhibaatooyin badan oo ragaadiyey sanadihii la soodhaafay hadda waa mid kasoo kabanaysa. Waxayna reer #Qoryooley u soojeensadeen dhanka horumarka & dib u dhiska Degmadooda. Sawirro.

Warshaddii Kalluunka Laasqoray: Dayac, Baaba’ & Burbur (sawirro)
HADHWANAAG: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA
LAAG: DALKAAGA KU DALXIIS

Qoryooley, Shabeellaha Hoose, Magaalo taariikhi ah.
Waxa ay caan kutahay wax soosaarka Beeraha iyo Dhaqashada Xoolaha nool, dhibaatooyin badan oo ragaadiyey sanadihii la soodhaafay hadda waa mid kasoo kabanaysa.
Waxayna reer #Qoryooley u soojeensadeen dhanka horumarka & dib u dhiska Degmadooda.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0