HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

Buuhoodle, Mar 21 2017--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif.

?Col. Xasaasi, taliyaha ciidanka bilayska ee Mudug oo aan ka waraysanay weerarkii culimada ee Galkacyo.
Taliska nabadgalyada wadooyinka gobolka Nugaal oo sheegay in darawalladu qaadan doonaan ruqsadda kaxaynta gaadiidka.
Xaaladda macaluusha oo ka sii daraysa iyo WFP oo ka hadashay caqabadda ay hor dhigtay Al-shabaab.
Buuhoodle, Mar 21 2017--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif.  
 
Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena.  Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: