HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Garoowe, Mar 19 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Hishiis ku saabsan ammaanka dalka Soomaaliya oo dhexmaray dawladda cusub iyo Puntlnad, iyo AMISOM oo imaanaysa Puntland.
Puntland: Waan ka hortegaynaa doorashooyinka Somaliland ee Sanaag & Hayland (Dhegayso).
Baahin: Isniin, Aug 29, Weriye Maxamed C. Koohsin ~ Daljir ~ Garowe. Puntland & dawlada federaalka ah oo kala saxiixday heshiis ka kooban 13 qodob; Aragtida shacabka Puntland ee booqashadii M/weyne Shariif; Xirsi M. Hilawle, maxada cusub ee Ahlu-sunna oo ka hadlay qorshaha cusub ee ururka.
Garoowe, Mar 19 2017-Kulan wanaagsan kuna soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo aad maalin walba ka maqashaan xarumaha kala duwan ee Daljir marka laga reebo Jimcaha, waxaana magaalada Garoowe ka soo jeedinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. 
 
Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: