DHEGEYSO-Xadaynta xuduudaha degmooyinka Puntland oo Garoowe looga shiray.

Garoowe, Mar 18 2017-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta waxaa lagu soo afmeeray kulan looga hadlayey xadaynta xuduudaha degmooyinka Puntland.

Xiritaankii kulankaasi oo ay soo qabanqaabisay dalladda daneeyayaasha ururada aan dowliga ahayn ee PUNSAA waxaa ka qaybgalay wasiiro dowladda ka tirsan.

HOOS KA DHEGEYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com