HomeUncategorized

DHEGEYSO-Banaan bax roob-doon ah kii ugu ballaarnaa oo Garoowe kadhacay.

Garoowe, Mar 16 2017-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qaybgalay isu soo bax roob-doon ah kii ugu ballaarnaa.

Baahin: Arbaca, Oct 05, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Duqa magaalada Muqdisho oo tafaasiil ka bixiyey baaxada khasaaraha qarixii xarunta Hargaha & Saamaha; Issimada & madaxda Puntland oo cambaareeyey qaraxii Muqdisho; dhimashada & dhaawaca oo sii kordhaya; Geeldoon, Gudd. guddiga nabadaynta ee colaadii Galgala oo sheegay in hawlaha nabadu ay sidii loogu talagalay u socdaan.
Hal askari oo ku dhaawacmay rasaas lagu furay ciidanka amniga ee Galkacyo; bilayska oo qaybtay mid ka mid ah raggii weerarka gaystay.
Guddiga gurmadka masiibadii Puntland oo ari u qaybinaya 672 qoys oo xoolo beelay (Dhegeyso)

Garoowe, Mar 16 2017-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qaybgalay isu soo bax roob-doon ah kii ugu ballaarnaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: