DHEGEYSO-Ganacsato lacag ku wareejisey gudiga abaaraha Puntland.

Boosaaso, Mar 12 2017-Ganacsatada ka soo jeeda deegaamada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gudiga gurmadka abaaraha Puntland ku wareejiyey deeq lacageed, sida uu warbixintaan ku eegayo Xasan Haykal.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com