DHEGEYSO-Dad aan danyar ahayn oo buushash kadhistay kaamamka Boosaaso.

Boosaaso, Mar 06 2017-Maxamuud Cabdi Cumar Qalombi, oo kamid ah dadka kunool kaamamka magalada Boosaaso ayaa cabasho ka muujiyey qaar kamid ah dadka hantida leh oo bilaabay inay buushash ka dhistaan kaamamka magaalada.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com