HomeUncategorized

DHEGEYSO-Qandala oo booyadda biyaha ah lakala siisanayo 300 oo dollar.

Qandala, Mar 06 2017-Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Khuurshe, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed iyo midda ammaan ee degmadaasi.

Shirka ka soconaya Koonfur Afrika ee Pan African oo maalintii labaad galay
Baahin: Salaasa, Dec 20, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wafti uu hogaaminayo afhayeen Shariif Xasan oo ka degay Garowe; Shirka wadatashiga Somalida oo berri ka furmi doona Garowe; Cutubyo ka tirsan ciidanka Jibuuti oo ka soo degay Muqdisho, lana hawl gali doona AMISOM; 7 maxbuus oo 18 bilood ku xirnaa xabsiga dhexe ee Laascaanood, maxkamadna aan la soo taagin, oo ka soomay raashinka.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Jimco_08
Qandala, Mar 06 2017-Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Khuurshe, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed iyo midda ammaan ee degmadaasi.
 
Jaamac Maxamed Khuurshe, waxa uu sheegay in abaarta kajirta degmadaasi iyo deegaamada hoosyimaada ay sababtay in booyadda biyaha ah lagu kala iibsado 300 oo dollarka Maraykanka ah.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: