HomeUncategorized

Dowladda Puntland oo shaqadii ka joojisey howlwadeenada Tvga Universal.

Garoowe, Mar 05 2017-Dowladda Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL TV, iyadoo lagu eedeeyay iska horkeenka dowladda iyo Shacabka Puntland.

Dusgiga sarre ee Al-Najax Boosaso oo usoo baxay tartanka kama dambaysta ( Final)
DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo shacab kula tukadey Galkacyo.
Daawo Sawirada Degmada Saaxo oo laga hirgaliyay MCH Cusub.

Garoowe, Mar 05 2017-Dowladda Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL TV, iyadoo lagu eedeeyay iska horkeenka dowladda iyo Shacabka Puntland.

Qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka xilka sii haya ee Puntland ayaa lagu sheegay in Telefishanka Universal ku dhaqaaqay iska hor keenka iyo khalkhal gelinta amniga Puntland.

AKHRISO

Universal-Shaqo-ka-joojin.jpeg-745x1024

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: