HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ciidanka Soomaaliland iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay Kalabaydh.

Kalabaydh, Mar 03 2017-Deegaanka kala Baydh ee gobolka Sool ayaa shalay waxaa kadhacay dagaal khasaare geystey oo u dhexeeyey dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Soomaaliland.

Kulan Golaha Wasiirada Somaaliya ay ku yeesheen Muqdisho oo Go’aano laga soo saaray
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.
(Dhagayso) M/kuxiggeenka Galmudug Xaashi oo sheegay in Galmudug ay xaduuda muumulkeeda ka dhigtay Koonfurta Gaalkacyo.

Kalabaydh, Mar 03 2017-Deegaanka kala Baydh ee gobolka Sool ayaa shalay waxaa kadhacay dagaal khasaare geystey oo u dhexeeyey dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Soomaaliland.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo lasoo xiriiray Idaacadda  Daljir ayaa sheegay in dagaalku sababay khasaare nafeed oo isugu jidha dhimasho iyo dhaawac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: