HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Boosaaso, Mar 02 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tall Man.

DHEGEYSO-Barnaamijka Saaka iyo Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
Kullan looga hadlay ka hortaga maraakiibta Jiriifka oo lagu qabtay Boosaaso ( Dhegayso)
Baahin: Khamiis, Mar 03, Khadar C. Ismaciil …Issimada Puntland oo ku baaqay in laga digtoonaado shirqool ay maleegaysto Britain oo lagu kala qoqobayo Somaliya …Maamulka Somaliland oo caburin ku bilaabay saxaafadda gobolka Sool …Maamulka gobolka Cayn oo shacabka uga digay baaqyada nabadeed ee dhagaraysan ee uu ku baaqay maamulka Somaliland …Wasiirka xanaanada xoolaha ee Putland oo aan ka waraysanay safar hawleed wafti uu hogaaminayaa uu ku joogo gobolka Sanaag …Marwo Caasha Geelle oo tafaasiil ka bixisay heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Puntland & Galmudug …

Boosaaso, Mar 02 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed Tall Man.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: