HomeUncategorized

Qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho oo xiran.

Muqdisho, Mar 01 2017-Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa Saakay xiran xilli maanta lagu waddo in kala fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya uu furo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

DHEGEYSO-Dhismaha wadada u dhexaysa Garoowe iyo Galkacyo oo laga shiray.
Midowga Afrika oo waxba kama jiraan ku tilmaamay kufsiga lagu Eedeeyay AMISOM
Wafti uu hogaaminayo M/weyne ku xigeenka Puntland oo booqday Galgala, lana kulmay odayaasha & taliyayaasha ciidanka daraawiishta (Taswiir).

Muqdisho, Mar 01 2017-Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa Saakay xiran xilli maanta lagu waddo in kala fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya uu furo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Isgoysyada Muqdisho sida Howlwadaag,Taraboonka iyo sidoo kale Wadada Dheer ee Maka Almukaramah ayaa saakay xiran.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horay marar badan ugu amray laamaha ammaanka inaan wadooyinka la xirin.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: