Dowladda Puntland oo soo dhoweysey ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya.

Garoowe, Feb 23 2017-War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa dowladda Puntland ku soo dhoweysey ra’iisul wasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com