HomeUncategorized

DHEGEYSO-Cabsi soo food saartay shacabka degmada Caluula iyo baddii oo magaalada soo gashay.

Caluula, Feb 15 2017-Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Bari Puntland ayaa sheegaya in cabsiyi ay lasoo deristey shacabka kunool degmadaasi kadib markii biyaha baddu ay soo galeen qaar kamid ah xaafadaha degmadaasi.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Daljir, Wariye Jamaal Faarax Aaden
Haweeney masiixiyad Somali ah oo lagu dilay Gaalkacyo.
DHEGEYSO-Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dib u dhacday mar kale.

Caluula, Feb 15 2017-Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Bari Puntland ayaa sheegaya in cabsiyi ay lasoo deristey shacabka kunool degmadaasi kadib markii biyaha baddu ay soo galeen qaar kamid ah xaafadaha degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Caluula oo lahadlayey Daljir ayaa sheegay in xaaladdu ay tahay mid adag islamarkaana aysan waxba ka qaban karin, isagoona ku baaqay in dadka xaafadahaasi kunool gurmad lasoo gaarsiiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: