AKHRISO-Gudiga qabanqaabada xafladda caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo.

Muqdisho, Feb 14 2017-Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka madaxweynaha jamhuuiyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

AKHRISO

guddiga-qaban-qaabada-1

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com