HomeUncategorizedBarnaamijyada

Magacyada sideed musharax oo maanta barlamaanka hortegi doona.

Muqdisho, Feb 04 2017-Maanta oo Sabtida ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha shacabka ayaa waxa ay khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax.

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
DHEGEYSO-Dhalinyaro falal anshax xumo ah kawadey Galkacyo oo xukumo lagu ridey.

Muqdisho, Feb 04 2017-Maanta oo Sabtida ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha shacabka ayaa waxa ay khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax.

Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Sabtida ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah:

  1. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed
  2. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  3. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud faroole
  4. Cabdulaahi Cali Axmed
  5. Cabulaahi Cali Xasan
  6. Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
  7. Cali Xaaji Warsame

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: