DHEGEYSO-Senator Faroole oo kahadlay lahaanshaha Muqdisho iyo dowladda dhalanaysa.

Muqdisho, Jan 26 2017-Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ahna Musharax u taagan qabahsada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kana mid ah xubnaha Aqalka Sare ayaa waxa uu sheegay in ay dhiseen Labada Gole ee Dowladda, sidoo kalena ay hirgeliyeen Federaalka, hadana ay u taagan yihiin in ay dhisaan Dowlad rasmi ah.

Faroole ayaa sheegay in Dowladda imaaneysa ay tahay Dowlad dib u heshiisiineed cid kasta haku guuleysatee, isagoo sidoo kale sheegay in ay tahay Dowlad Midnimo Qaran, oo aysan aheyn koox gaar ah oo is magacowday.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com