HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Boosaaso, Jan 19 2017-Kulan wanaagsan waa maalinimo Khamiis ah kusoo dhowaada barnaamijkii duhurinimo ee xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta kasoo jeedinaya Weriye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Baahin: Khamiis, Feb 17, Weriye Khadar C. Ismaaciil… “Muqdisho caasimad Somaliyed mar waa ahayd” Garaad C/llahi Cali Ciid … Wasiirka kalluumaysiga Puntland oo sheegay in ciidamo hubaysani isku horfadhiyaan balliga Kalshaale, Cayn … “Maxamed Dheere tuhun baan jira in uu lug ku lahaa …intooda kale waa dadkii ficilka gaystay, la og yahay, oo la yaqaan” Duqa magaalada Muqdisho … Xawaalada Amal oo deeq raashin ah guddoonsiisey dan yar ku sugan Laascaanood …
Ahlu sunna oo ka hadlay dilkii Sheekh Osaama, Sheegayna inuusan wax saamayn ah ku lahayn Somaliya.
Wasiirka kaluumaysiga Puntland oo aan ka waraysanay maraakiib la afduubay.

Boosaaso, Jan 19 2017-Kulan wanaagsan waa maalinimo Khamiis ah kusoo dhowaada barnaamijkii duhurinimo ee xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta kasoo jeedinaya Weriye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: